DHAGEYSO:- Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo xariga ka jaray xarunta Ciidamada Nabad Sugida Jubbaland.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweyne ku xigeenada mamaulkaasi Maxamuud Sayid Aden iyo
Cabduqaadir Xaaji Maxamed (Luga dheere) ay si wadajir ah xariga uga jareen xarunta ciidamada Nabad Sugidda Jubbaland.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO