VIDEO+SAWIRRO:- Madaxweyne Farmaajo oo maanta ka qayb qaatay ololihii nadaafada ee Khamiista ugu dambeysa Bisha.

0

Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo isaga oo fulinayo Amarkii uu horay u soo saaray ee ahaa in bil kasta Khamiista ugu danbeysa ay shaqaalaha dowlada sameeyaan Olole nadaafadeed ayuu waxa uu maanta fuliyay qeybtii uga aadaneyd.

Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta oo ah Khamiisti ugu dambeeysay ee bisha ay u tahay Khamiistii labaad ee uu Madaxweynuhu fulinayo ololaha nadaafada.

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO

 

 

 

 

DAAWO SAWIRRADA

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media