DAAWO WARBIXIN XIISO BADAN:- Suulinta Cadaalad darada iyo Soo Nooleynta Cadaaladda, Mahadsanid Madaxweyne Farmaajo.

0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa cadaalad siiyay maxaabiis mudo xabsiga dhexe ee Muqdisho Cadaalad daro ugu xirnaa mudo sanado ah.

Dadkan oo qaarkood loo haysto lacago aad uyar ayaa mudo sanado ah lagu quudinayay lacag boqolkiiba 90 ku jibaaranta mida loo haystay.

Dood laga diyaariyay Cadaalad Daradii dadkaas ku dhacday iyo talaabadii madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin dowladda katirsan.

Qaar kamid ah ka qeyb galayaashii ayaa aad uga murugooday qisooyinkii ay ka sheekeeyen dadka lasii daayay, iyagoo umahad celiyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

 

 

 

HOOS KA DAAWO