DAAWO: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit oo maanta ka qayb qaatay ololaha nadaafada maalinta Khamiista ee bisha ugu dambeysa

0

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa horey meel fagaaro ah ka sheegay in dowladiisa ay si weyn uga shaqeyn doonto soo celinta bilicdii magaaladda Muqdisho.

Iyadoo arintaas ay jirto ayaa gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, maanta waxaa uu qaaday talaabo wanaagsan kadib markii uu howlgal nadaafad soo celin ah ka sameeyay wadooyin muhiim u ahaa isu socodka dadka, gaadiidka, Ganacsiga iyo Bilicda Muqdisho.

Gudoomiye Taabit ayaa balan qaaday in mudo kooban ay ku dhameystiri doonaan dhisitaanka wadooyinka oo ah howlbowlaha bilicda Muqdisho.

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO