TOOS U DAAWO:- Jabuuti oo u dabaaldagayso maalinta Xoriyadda.

0

Magaaladda Jabuuti ee dalka aan Walaalaha nahay ee Jabuuti waxaa maanta loo dabaal dagayaa sanad guuradii 40-aad ee kasoo wareegatay markii ay xoriyada ka qaateen gumeystihii France.

Xaflad balaaran ayaa ka socota garoonka weyn ee magaaladda halkaas oo uu madaxweyne Ismacil Cumar Geelle ku sugan yahay.

Ciidamada noocyadooda kala duwan ayaa wada roondo iyo dhoola-tus ay si gaar ah ugu xusayaan maalintan Taariikhiga ah.

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO