DAAWO:- Waxaan Ahaa Ninkii loo dhiibay calan Soomaali leedahay oo xor ah.

0

Ninkii uu gumeystihii Ingiriiska ku wareejiyay calanka Soomaaliya oo haatan goobjoog u ah sanad guuradii 57-aad ee kasoo wareegatay xiligaas ayaa bixiyay xog badan.

“Waxaan ahaa Ninkii loo dhiibay calan Soomaali leedahay oo xor ah, illah ayaana uga mahad naqayaa arintaas”ayuu yiri Oday dhaqameedkan.

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO