DAAWO:- R/wasaare Kheyre Oo Khudbad Qiimo Badan U Jeediyay Shacabka Salaadii Ciida Kadib.

0

Ra’isul Wasaaraha Dowladda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Khudbad Xasaasi ah ujeediyay shacab Soomaaliyeed oo uu kula dukaday magaaladda Muqdisho.

Waxaa uu si dheer uga hadlay in Soomaaliya ay ubaahan tahay iney gacmaha isqabsato isla markaana hal meel looga soo wada jeesto kooxda Shabaab iyo kuwa kale ee diidan Soomaaliya oo Nabad ah.

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO