DAAWO:- Madaxweyne Farmaajo Oo Khudbad Qiimo Badan U Jeediyay Shacabka Salaadii Ciida Kadib.

0

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa maanta Khudbad Xasaasi ah ujeediyay shacabka Soomaaliyeed xili uu salaadii Ciida kula dukaday Masjidka Isbaheysiga Shacab badan.

Arimaha uu sida weyn uga hadlay madaxweyne Farmaajo waxaa kamid ahaa dhanka amaanka oo uu sheegay in magaaladda Muqdisho aysan amni heli karin ilaa ay shacabka la shaqeeyaan dowladda.

Waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay tahay mid udhaxeysa shacabkeeda oo dooneysa in la helo Soomaaliya oo nabad iyo dowladnimo ay ka jirto.

 

 

HOOS KA DAAWO