DAAWO:- Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay munaasabada Ciidul Fidriga.

0

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa shacabka soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabada ciidul fidriga tasoo ku beegan maalinteeda kowaad maanta.

Madaxweynaha oo shacabka soomaaliyeed usoo duubay muqaal ugu hambalyeynaayo shacab weynaha soomaaliyeed ayaa alle ugu rajeeyay in sanadkaan sanadkiisa ku garaan nabad iyo barwaaqo.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa shacabka ka codsaday in istaakuleyan isla markaa ciidsiyaan walaalkooda soomaaliyeed aan awoodin waxyaabaha ayaga heystaan sida dharka ciida .

HOOS KA DAAWO