DAAWO SAWIRRADA:- Ciidamada Dowladda Ciraaq oo la wareegay Marin muhiim ah

0

Ciidamada Ciraaq ayaa ka qabsaday Kooxda Daacish marin muhiim ah oo ku yaal xaduudka ay wadaagaan wadamada ciraaq iyo Syria.

Dowladda ciraaq  ayaana sheegtay in ay la wareegeen degaanka Al-waleed oo  ku yaal xadka ay wadaagaan laba dal.

Horay ayey aheyd markii dowladda Syria iyo xulafadeeda ay kooxda Daacish ay kala wareegeen degaano dhaca dhinaca xaduuda ay la wadaagaan ciraaq.

Hoos ka Daawo Sawirada:-