DAAWO SAWIRADA:- Al-Shabaab oo bandhigay Muuqaalada Weerarkii Saldhigga Af-Urur ee Ciidamada Puntland

0

Alshabaab ayaa baahisay sawirrada weerarkii ay ku qaaday Saldhigga Af-urur ee Gobolka Bari, maamulka Puntland 8-dii June  ee Sanadkaan 2017.

Muuqaalada ay baahisay qeybta Alshabaab u qaabilsan warfaafinta waxaa ka muuqda qasaare weyn oo gaaray xerada iyo ciidamada Puntland, oo ay ku jiraan gaadiid la gubay iyo hub la bililiqeystay.

Dagaalkaas ayaa la sheegay in lagu dilay 45 askari oo ka mida ciidamada Puntland oo ay ku jiraan saraakiishii ugu sareysay ee saldhiggaasi.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

Raid on the apostate encampment at Af-Urur – 100KW SW of Bosaso