DAAWO:- Madaxweyne Cosoble iyo Xildhibaanada ka soo horjeeda Siyaasadiisa oo Jowhar ku kulmay

0

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxaa Xalay ka dhacau kulamo Gooni gooni ah oo ay yeesheen Madaxweynaha Maamulkaas Cali Cabdullaahi (Cosoble) iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaas.

Kulamada ayaa waxaa looga arinsanaayay sidii xal looga gaari lahaa arinta ku aadan xildhibaanada qaarkood oo dhaliilsan Shaqada Madaxweyne Cosoble iyo sidoo kale gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas Sheekh Cismaan Bare Maxamed.

Xildhibaanada qaarkood ayaa aaminsan in Sagaalkii Bilood ee la soo dhaafay aysan waxba qaban Madaxdqa Sare ee Maamulka hir-Shabeelle in kastoo ay jiraan xildhibaano taagersan Siyaasada Madaxda hir-Shabeelle.

Hoos ka Daawo Sawirada:-