DHAGEYSO:- Dowladda oo sheegtay in ay u diyaar garowday Maalmaha Xuriyada ee 26 Juun iyo 1 Luulyo

0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u diyaar garoobeysa Todobaadka xoriyadda oo fooda inagu soo heyso, waxaa sidaasi lagu sheegay kulan shalay ay yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliya.

Maalmaha fooda inagu soo haya ee xoriyadda waxaa ka mid ah 57 sano guuradii ka soowareegatay 1960-kii markii ay midoobeen labada gobol.

Dowladda waxay sheegtay in si weyn loo xusi doono Todobaadka xoriyadda, waliba si gud iyo si gaar ah in loo xuso.

Wasiirk ku xigeenka Wasaarada warfaafinta Soomaaliya C.raxmaan Iidaan Yoonis oo lahadlay warbaahinta aya sheegay Golaha Wasiirada.

Hoos ka Dhageyso Codk:-