DHAGEYSO:- C/weli Gaas oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab iyo Kooxda Daacish

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay dagaalka Puntland ay kula jirto Kooxda Daacish iyo Al-Shabaab.

Madaxweyne Gaas,ayaa sheegay in Puntlnad ay u diyaar garoowday dagaal ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacishta deegaanadooda qeybo ka mid ah ku sugan.

Waxa uu sheegay in dhamaan la diyaariyay ciidamadii qaadi lahaa howlgalkaas islamarkaana Shacabka puntland looga baahan yahay in ay ciidamadooda taageera siiyaan sii looga adkaado wax uu ugu yeeray Cadaw.

Hoos ka Dhageyso Codka:-