DHAGEYSO:- Al-Shabaab oo soo Bandhigay Codadka Raggii fuliyay Weerarkii Hoteelada Pizza House iyo Posh

0

War ay Alshabaab ku baahiyeen Raadiyaha ku hadla Afkooda ee Andalus ayey ku sheegteen Masuuliyadda Weerarkii Hoteelada Pizza  House iyo Posh, Waxa ayna Kooxda soo bandhigtay Codadka rag ay ku sheegtay inay yihiin kuwii fuliyay Weerarka oo ay Rasaas ka ag dhacayso.

Kooxdii hubeysneyd ee gudaha Hoteelada galay ee dadka laayay ayaa ku faanay iney xasuuqeen Haween Jirkooda ka ganacsanayay iyo Ajaaniib.

Waxayna sheegeen inay wali iska caabin ku jireen, iyadoo Codadkana ay u muuqdaan in la duubay Xalay intii aan Hawlgalka la soo afjarin oo ay noolaayeen Raga.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

https://www.youtube.com/watch?v=Cf-EZmL0j_I&feature=youtu.be