TOOS U DHAGEYSO:Tafsiirka Qur’aanka Kariimka Ah oo uu inoo Akhrinayo Allaha U Naxariistee Sheekh Aadan Sheekh Cabdullaahi.

0

Bishaan Barakaysan ee Ramadaan fadligeeda awgeed Warbaahinta Allgalgaduud Media waxa ay maalin walba akhristeyaasheeda u soo gudbin doontaa Haduu Alle Idmo Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah.

Waxaa muhiim ah in qof walba oo Islaam ah uu wax ka barto tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah waxaana inoo akhrin doona RABBI Naxariistiisa Jano ha siiyo’e Sheekheeni weynaa Sheekh Aadan Sheekh Cabdullaahi.

 

 

HALKAN GUJI KANA DHAGEYSO TAFSIIRKA