DHAGEYSO+SAWIRRO:- Culumaa’udiinka Ahlusnunna ee Magaalada Caabudwaaq oo dhigay Xuska Shuhadadii.

0

Culumaa’udiinka Ahlusuna ee Degmada Caabudwaaq oo soo qaban qaabiyay Munaasabad lagu xusayay Shuhadadii Bader oo sanad walba laqabto 17 Bisha Ramadaan.

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac
Caabudwaaq, Soomaaliya