DAAWO:- R/wasaare Xasan Cali Khayre “ Waa balan idiin been idiin sheegin, Mana qayaami doono Dalkeena Soomaaliya”..

0

Ra’isal Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Xafiiskiisa kula kulmay qaar ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee uqdisho ku sugan.

Dhalinyarada uu Ra’isal Wasaaraha la kulmay ayaa waxaa ku jiray dhalinyaro ka mid ah Talisyada kala duwan ee Ciidamada Dowladda.

Ra’isal Wasaaraha ayaa dhalinyarada ka dhageystay aragtidooda ku aadan Hormarinta Howlaha kala duwan ee Xukuumadiisa.

Ra’isal Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa dhalinyarada u balan qaaday in ay heli doonaan shaqooyin iyo Fursad ay kaga qeyb qaadan karaan Shaqooyinka Dowladda.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-