DAAWO ARRIN NAXDIN LEH:- Nin isqarxin rabay oo la qabtay iyo Fariin ay Dowladda dirtay oo lagu ogaaday

0

Arin ka yaabisay dad badan oo ku nool magaaladda  Muqdisho ayaa keentay in qof shaqsi ah noloshiisa ay halis gasho.

Nin Shacab ah oo iska xamaalanaya ayaa la sheegay inuu diyaarinayo qarax ismiidaamin ah iyadoo hay’adaha amaanka ay baafiyeen ninkaas magaciisa.

Hadaba, Ninkaas ayaa aad uga naxay fariintaas oo ay dowladu baahisay, waxaana magaciisa lagu sheegay Cabdullahi Raage, laakiin ninkaas ayaa markii numberkiisa la wacay la ogaaday inuusan magacaas laheyn.

Ninkan oo magaciisa oo dhameystiran ku sheegay Wareysiga ayaa dhanka kale aad uga wal walay in haatan xaaladiisa amaan ay halis ku jirto.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

https://www.youtube.com/watch?v=Ql94KXsVMfE