DEG DEG+DHAGEYSO:- Diyaarado dagaal oo Warqado digniin ah ku daadiyay Jubbooyinka

0

Wararka ka imaanaya Gobolada Jubbooyinka Ee Maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in Diyaarado Dagaal ay Warqado Digniin ah ku daadiyeen Qeybo badan oo ka mida Gobolada Jubbooyinka.

Warqadaha ayaa waxaa ku Qornaa in Al-shabaab ay isku soo dhiibaan Dowladda Soomaaliya oo ay qaataan Cafiskii Madaxweynaha Soomaaliya uu u fidiyay islamarkaana haddii ay diidaan dagaal lagu qaadi doono.

Dadka ku nool Meelaha lagu daadiyay Warqadaha Digniinta ah ayaa waxaa soo Foodsaaray Cabsi ku aadan in lagu dul dagaalamo.

HALKAAN KA DHAGEYSO