TOOS U DHAGEYSO:Tariikhda Asxaabiga (Uzayd ibnu Xudeyr) Oo Uu Inoo Akhrinayo Sheekh Saalax Mucalim Cabdullaahi Qabyta 8-aad.

0

Bishaan Barakaysan ee Ramadaan awgeed Warbaahinta Allgalgaduud Media waxa ay maalin walba akhristeyaasheeda u soo gudbin doontaa Haduu Alle Idmo Tariikhda Asxaabti Rasuulkeena Suubanaa Muxammad SCW iyo Halganki ay Diinta u galeen.

Waxaa muhiim ah in qof walba oo Islaam ah uu wax ka barto Taariikhda Asxaabti Rasuulkeeni Suubanaa Muxammad SCW, Taariikhda Asxaabta Rasuulkeeni Suubanaa SCW ayaa waxaa laga akhrinayaa Kitaabka magaciisa yahay (Suwar Min Xayaati Saxaabah) waxaana inoo akhrin doona Sheekh Saalax Mucalim Cabdullaahi Cimrigiisa iyo Camalkiiba Allaha Dheereeye.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

DUCOOYIN

1-
للّهُـمَّ إِنِّي أَعْوذُ بِكَ مِنَ الهَـمِّ وَ الْحُـزْنِ، والعًجْـزِ والكَسَلِ والبُخْـلِوالجُـبْنِ، وضَلْـعِ الـدَّيْنِ وغَلَبَـةِ الرِّجال

2- رَبَّنَا آتِنَا فِيالدُّنْيَا حَسَنَةً وَفِي الْآخِرَةِ حَسَنَةً وَقِنَا عَذَابَ النَّارِ

3- رَبِّ اجْعَلْنِي مُقِيمَالصَّلَاةِ وَمِن ذُرِّيَّتِي ۚ رَبَّنَا وَتَقَبَّلْ دُعَاءِ
رَبَّنَا اغْفِرْ لِيوَلِوَالِدَيَّ وَلِلْمُؤْمِنِينَ يَوْمَ يَقُومُ الْحِسَابُ

4-
اللّهُـمَّ إِنِّـي أسْـأَلُـكَ العَـفْوَوَالعـافِـيةَ في الدُّنْـيا وَالآخِـرَة ، اللّهُـمَّ إِنِّـي أسْـأَلُـكَالعَـفْوَ وَالعـافِـيةَ في ديني وَدُنْـيايَ وَأهْـلي وَمالـي ، اللّهُـمَّاسْتُـرْ عـوْراتي وَآمِـنْ رَوْعاتـي ، اللّهُـمَّ احْفَظْـني مِن بَـينِ يَدَيَّوَمِن خَلْفـي وَعَن يَمـيني وَعَن شِمـالي ، وَمِن فَوْقـي ، وَأَعـوذُ بِعَظَمَـتِكَأَن أُغْـتالَ مِن تَحْتـي

5-
اللّهُـمَّ إِنِّـي أَسْأَلُـكَ عِلْمـاً نافِعـاً وَرِزْقـاً طَيِّـباً ،وَعَمَـلاً مُتَقَـبَّلاً

6-
اللّهُـمَّ أَعِـنِّي عَلـى ذِكْـرِكَ وَشُكْـرِك ، وَحُسْـنِ عِبـادَتِـك

7-
اللّهُـمَّ إِنِّـي أَسْأَلُـكَ الجَـنَّةَ وأََعوذُ بِـكَ مِـنَ الـنّار