DHAGEYSO+SAWIRRO:- Hay’adda Al Raxma Oo 200 qoys Raashin Ugu Qaybisay Duleedka Magaalada Caabudwaaq.

0

Labo Boqol oo Qoys oo ah dadkii ku soo barakacay Abaarta oo kunool Deegaanka Bali-koobaad ee Duleedka Koonfureed Magaalada Caabudwaaq ayaa loo qaybiyay Deeq Raashin ah

Deeqdaan loo qaybshey Qoyaska kunool Deegaanka Bali Koobaad ayaa iskugu jiray Bur,Bariis iyo Saliid waxaana soo sadaqaystay Dad muxsiniin ah ee Jaaliyada ku nool Dalka Qadar iyagoona soo mariyay Hay’adda Al-raxma Foundation.

 

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

 

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac
Caabudwaaq, Soomaaliya