DAAWO:- Qisadii daanyeerkii ninka taajirka khiyaamadiisa ah kashifay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Qaybtii 7aad.

0

Mararka qaarkood qofka khiyaamada sameeya waxa laga kashifaa meel aanu filayn. Qisada maanta ee qisooyinka uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadanaynaa nin taajir ahaa oo dadka khiyaamayn jiray oo uu daayeerkiisii kashifay. Fadlan halkan ka daawo hadaad sii fidin kartana sii fidi.

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO