DHAGEYSO+SAWIRO:- Puntland Faah faahin ka bixisay Qaraxyo lagu qabtay Boosaaso iyo raggii watay

0

Taliska qaybta Booliska gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa Faahfaahin ka bixiyay shan nin iyo sidoo kale Qaraxyo xalay lagu qabtay Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

Gaashaanle sare Cabdixakiim Yuusuf Xuseen ayaa sheegay in qabashada qaraxa iyo raggan ay ka qeyb qaateen soo qabashadooda Shacabka kunool Magaalada Boosaaso oo xogta raggaasi ciidanka kusoo wargeliyay.

Afar ka mid ahna ay ka soo jeedaan Gobolka Baay halka midka kalana uu ka soo jeedo Gobalka Hiiraan sida uu sheegay taliye Cabdixakiin, waxaana uu sheegay Shabaab in ay ka tirsan yihiin.

Hoos ka Dhageyso Codka:-