DHAGEYSO:- Odayaal laga si daayay Xabsi ku yaalla Baladweyne iyo Muran weli ka taagan

0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baledweyen ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in maanta Xabsiga Magaalada Baledweyne laga siidaayay 7 oday dhaqameed oo maalmihii lasoo dhaafay ku xirnaa.

Xariga Odayaashaan ayaa yimid ka dib markii nin ay isku heyb yihiin oo Askari ah uu dilay qof shacab ah ka dib ay qariyeen odayaashaasi.

Maanta Xabsiga waxaa laga soo daayay 7 oday oo kaliya , waxaana jira kuwo wali ku xiran Xabsiga.

Nabaddoon Islow Rooble oo ka mid ahaa Odayaashii Xabsiga laga soo daayay ayaa sheegay in ay wali jiraan kuwo u xiran maamulka gobolka Hiiraan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-