DAAWO SAWIRADA:- Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyay Aqalka Barlamaanka Turkey

0

Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta booqday Aqalka Baarlamaanka waddanka Turkiga., wuxuuna la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka ee wadankaas.

Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga Ismail Kahraman ayaa ka wada hadlay Arrimo dhowr ah oo quseeya xiriirka labada dal.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku ammaanay Dowladda Turkiga Taageerada iyo Garab istaaga walaalnimo oo ay siiso Soomaaliya.

Hoos ka Daawo Sawirada:-