Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Maanta mar kale Toogasho ka fulineysa Baydhabo

0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ay Maanta mar kale ridi doonto Xukun Dil Toogasho ah.

Inkastoo aan weli la heyn Tirada Dadka ay Maxkamaddu Tooganeyso iyo waxa ay kala yihiin ayaa waxey ku soo aadeysaa Xilli Shalay Maxkamadda Ciidamada ay Baydhabo ka Fulisay Xukun Dil Toogasho ah oo lagu Fuliyay Afar Dagaalame oo ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab.

Faah-faahinta dib kala soco Insha Allah