DAAWO:- Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Dood Adag ka yeelanaya heshiiskii Farmaajo iyo Madaxda Maamul Goboleedyada

0

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dood adag ka yeelan doona heshiiskii DFS iyo maamul goboleedyadda ay ka gaareen arinta isku dhafka ciidamada militeriga Soomaaliya.

Guddiga Difaaca Baarlamaanka Federaalka ayaa diyaariyay Mooshin looga horjeedo heshiiskaas ay madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo madaxd maamul Goboleedyada ku gaareen qaab dhismeedka ciidamada Federaalka.

HALKAAN KA DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=l_gDES4M0i4