WAR DEG DEG AH:- Dagaal culus oo ka dhacay Sh/dhexe iyo Xiisad weli halkaa ka taagan

0

Wararka aan ka heleyno deegaanka Birimo oo ku dhow degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe waxaa ay sheegayaan in maanta halkaas uu ka dhacay Dagaal aad u culus.

Dagaalka ayaa ah mid la xariira is qab qabsi soo kala dex galay beel halkaasi wada dega waxaana si rasmi ah lo ogeyn khasaaraha ka dhashay Dagaalkaas oo qaab qabiil maleeshiyadii diriritay ay u abaabuleen.

Waxaa jirta cabsi ad u xoogan oo soo wajahday dadka ku nool deegaanka Birimo kuwaas oo ka cabsi qaba in loo dhibaateey qaab qabiil ama aano qabiil .

Qaarka mid ah dadka Deegaanka Birim ayaa sheegaya in xaaladoodu tahay mid kacdsa isla markaana dadka qaar ay barakac bilaabeen.