DHAGEYSO:- Bar. Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq. (Wadahadalada Muqdisho, Xildhibaanada Galmudug Oo Eedeeyn U Jeediyay Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Iyo Warar Kale).

0

Caabudwaaq, 18, APR-2017:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku Faaqidno Dhacdooyinkii ugu Dambeeyay ee ka dhacay Deegaanada Waqooyiga Galgaduud.

Barnaamijkeena caawa waxaan kusoo qaadanaynaa Madaxda Qaranka Iyo Maamul Goboleedyada Oo Ka Hadlay Wadahadalka Ahlusunna Iyo Galmudug, Siyaasiyiinta Galmudug Oo Rajo Xumo Ka Muujinaya Wadahadalka Ahlusunna Iyo Galmudug.

Baraamijkan ayaa waxaa si toos ah uga dhageysan kartaa habeen walba shabakada caalamiga ah ee Allgalgaduud Media marka laga reebo habeenka Jimcaha ee Sabtida soo galeyso.

Waxaa Barnaamijkeena soo Diyaariyay Halkaana kasoo Jeedin doona Wariyaheena Cumar Laki Man isagoo ku sugan magaalada Caabudwaaq.

 

 

Halkaan Hoose ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq

Wariye Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya