DHAGEYSO:- Madaxweynaha Maamulka HirShabeelle oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay

0

Madaxweynaha Maamulka HirShabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay iska kaashadaan isku gargaarida.

Waxa uu sheegay in dadka Soomaaliyeed ay Caan ku yihiin isku gargaarida iyo iscaawinta marka uu dhib yimaado, shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay in ay sii xoojiyaan iscaawinta.

Waxa uu xusay in iminka aan loo baahneyn gacmo shisheeye wax laga sugo balse loo baahan yahay in Soomaaliya ay isku tashato kana shaqeeyaan u gargaarida walaalahooda dhibaateysan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-