TOOS U DAAWO MUNAASABADA+SAWIRRO:- Madaxweyne Farmaajo iyo Ra'iisul wasaare Kheyre oo xiran Tuutaha Ciidanka oo ku sugan Wasaaradda Gaashaandhiga

0

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo xiran Tuutaha Ciidanka ayaa ku sugan Wasaaradda Gaashaandhiga oo ay ka socoto Munaasabadda maalinta Ciidanka Xoogga.

Madaxda dowladda ayaa halkaasi waxaa lagu wadaa in ay ka hadlaan ,islamarkaana Ciidanka xoogga kala qeyb qaataan dabaal dega.

Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 12-ka Bisha April sanadkaan 2017 waa sanad guuradii 57-aad ee ka soo wareegtay aas aaska Ciidanka Xooga Dalka.

Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya ayaa sanadihii dambe waxay saaxiib la noqdeen daryeel la’aan, iyo xaalado adag inkastoo ay intaasi dhan heystaan weli ma joojin shaqada Qaranka iyo difaacida Dalka.

HALKAAN TOOS UGA DAAWO MUNAASABADA

MUNAASABADDA SANNAD-GUURADA 57 EE CIIDANKA XOGGA DALKA SOOMAALIYEED 12-04-2017 (1AAD)

Slået op af Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed i Onsdag den 12. april 2017