WAR DEG DEG AH:- Dab Xoogan oo ka kacay Suuq ku yaalla Muqdisho

0

Dab ayaa goor dhow ka kacay Suuq Bacaad degmada Yaaqshiid, waxaana uu dabku qabsaday Guri ku yaalla Bartamaha Suuqa , ka dibna waxaa uu faafay qeybaha kale Suuqa .

Sida ay sheegeen dadka degaanka waxaa socda Dadaallo kala duwan oo lagu doonaayo in dabkaasi lagu damiyo.

ilaa iyo hadda lama waxyaabaha Sababay dabka .

Wixii soo kordha kala soco Shabakada Allgaduud.com