DHAGEYSO:- Xildhibaan Dalxa ”Dumarkii laga qaaday Soomaaliya, Dalka Sacuudiga ayaa lagu dhibaateeyaa, Waana qalad Mana ogolaaneyno”..

0

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ah Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Gabdhihii laga qaaday Soomaaliya ee la geeyay Sacuudiga ay Wadankaasi ku haysato Xaalad aad u adag.

Dalxa ayaa xusay in loo geystay dhibaato ay kamid tahay Kufsi Gabdhahaasi iyo kuwo aan Sal ku laheyn Diinta Islaamka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-