DHAGEYSO:- Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in Wasaarada Maaliyadda Todobaad Kasta laga doonayo Warbixin Hufan

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Todobaad kasta Wasaaradda Maaliyadda lagu sameyn doono La xisaabtan dhab ah loona baahan yahay in Todobaadkaas ay keento Dakhligii soo galay iyo wixii ka baxay intaba.

Waxa uu sidoo kale sheegay in uusan aqblai doonin in lacagaha Dowladda si qaldan loo isticmaalo isla markaana ay ka shaqeyn doonaan hormarinta dhaqaalaha Dalka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-