DHAGEYSO+SAWIRRO:- Odayaasha Iyo Waxgaradka Deegaanka Barwaaqo Ee Gobolka Galguduud Oo Ka Cabanaya Xaalad Nolol Xumo Ah.

0

Odayaasha iyo Waxgaradka Deegaanka Barwaaqo ee Gobalka Galgaduud ayaa kacabanaya Xaalad Nolol Xumo oo haysata Xili ay ka sii darayso Abaarta kajirta Gayiga Soomaalida.

 

 

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac
Caabudwaaq, Soomaaliya