DHAGEYSO:- Nabadoon Xaad Iyo Nabadoon Axmed Diiriye Oo U Ololeenaya In La Ansixiyo Xukuumada R/wasaree Kheyre.

0

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad iyo Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo kamid ah hogaanka Odayaasha Dhaqanka Hawiye ayaa waxa ay si wadajir ah uga hadleen wasiirada cusub ee uu dhawaan soo dhisay ra’iisul wasaare Xassan Cali Kheyre.

nabadoonadaan ayaa taageeray xukuumada cusub waxa ayna baaq u direen xildhaibaanada baarlamanka oo ay ka codsadeen in si dag-dag ah loo meel mariyo wasiirada cusub uu dhawaan ku dhawaaqay ra’iisul wasaaraha Sooamaaliya.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO Axmed Diiriye

HOOS KA DHAGEYSO Maxamed Xasan Xaad