DHAGEYSO:- Wariye Warbixin Cajiib ah ka diyaariyay Ciidanka AMISOM

0

Waxaa soo noqnoqday dhacdooyinka ay gaadiidka AMISOM shilalka dhimashada keena ku geystaan.

Taxanayaal ay dad ku dileen ama ku naafeeyeen ayey bulshadu ka dheragsantahay, kuna darso badankood la isuma xisaabin oo cadaaladda lama waafajin kuwa ku lug yeeshay.

Inkastoo ay mudan tahay in garsoorka la geeyo danbiilayasha, hadana maadaama warbixinteennan ay la xiriirto shilalkaasi ayaan hal-qabsi ahaan u soo qaadannay, sheekaduse markan ka duwan kuwii hore.

 

 

 

Hoos ka Dhageyso Warbixinta:-