DAAWO MUUQAALKA:- Masuuliyiin ka socda Dowladda Soomaaliya oo koormer ku tagay Xuduuda Dowladdaha Rwanda iyo Kongo

0

Masuuliyiin ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Dowladda Soomaaliya iyo Xubno ka socda Maamul Goboleedyada Dalka ayaa waxa ay koormeer shaqo ku tageen Xuduuda ay wadaagaan Dowladdaha Rwanda iyo Kongo.

Wafdigaan oo maalmihii dambe ku sugnaa Dalka Rwanda ayaa waxa ay koormeereen qeybaha kala duwan ee Xafiisyadaha laanta Socdaalka e Dowladda Rwanda.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-