DHAGEYSO:- Amaanka Guud ee Magaalada Baraawe oo si Weyn loo adkeeyay iyo Ciidamo dheeraad ah oo..

0

Wararka naga soo gaarayo magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku waramaya in amaanka aad loo adkeeyey, xilli habeen ka hor magaaladaasi, uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Al-shabaab oo weerar ku  qaaday degmadaasi.

Gudoomiyaha degmada Baraawe Xuseen Barre jeex ayaa sheegay inay xoojiyeen amaanka, si looga hortago falalka amaan dari ee magaaladaas, waxaana uu tilmaamay inay heegan buuxa galiyeen, ciidamada oo ay ka feejiganyihiin weerarada Al-shabaab.

Gudoomiyaha waxaa kaloo uu xusay inay ciidamo keeyeen meelaha qaar ee magaalada ujeedaduna ay tahay inay ka hortagaan falalka amaan darri ee Baraawe.

Hoos ka Dhageyso Codka:-