DAAWO MUUQAALKA:- Dowladda Ingiriiska oo War lama filaan ah kasoo saartay Saldhiga Berbera iyo Danaha Imaaraadka.

0

Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay ineysan wax taageero ama diidmo ah ka sameyn doonin saldhiga Imaaraadku ku dhisanayo magaaladda Berbera ee Somaliland.

Danjiraha Dalka Soomaaliya U Jooga Ingiriiska oo ku sugan magaaladda Hargeysa ayaa sheegay in qorshaha lagu dhisayo saldhigaas uu yahay mid utaal Somaliland iyo Imaaraadka, isla markaana aysan Ingiriiska wax dano gaar ah ka laheyn arintaas.

Waxa Uu Sheegay danjiraha Inay ka wal wal san yahiin Maamulka Soomaliland inuu yahay Meel dadka Xoriyatul Qol ka Jirin Ayna Dimuraadiyada Jirin Maamulka Hada ka Jira Soomaliland Inuu yahay.

Sidoo kale waxaa uu Sheegay saldhiga Inuu yahay Imaraadka mid looga Bahan Yahay In laga Fiirsado Inuusan noqon Meel wadamada Gobolka Dhibaato ku Noqon Karaysa Loogana Dhibaateeyo danaha Gaar Ah.

Dhanka Safiirka Ingiriiska Soomaaliya ayaa ka hadlay hadii ay si gaar ah Somaliland ugu casuumi doonaan shirweynaha arimaha Soomaaliya ee ka dhici doona magaaladda London ee dalka Ingiriiska.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-