DHAGEYSO:- Qorshe Culus oo ka socda Magaalada Kismaayo iyo Saraakiisha Jubbaland oo..

0

Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka soconayo diyaar garow balaaran oo ku aadan howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab.

Sidoo kale Waxaa Magaalada Kismaayo ka soconayo qalabeynta Ciidamada Maamulka Jubbaland iyo dhiira gelin loo sameynayo.

Saraakiisha Ciidanka Jubbaland ee ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in ay qaadayaan dagaal iyo howlgalo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab.

Hoos ka Dhageyso Codka:-