TOP DHAGEYSO WAREYSI:- Hanti-Dhowraha Guud Ee Qaranka oo Xaqiijiyay in la jabsaday xafiiskiisa ku dhex yaala Madaxtooyada Soomaaliya

0

Dr. Nuur Faarax Jimcaale Hanti-Dhowraha Guud Ee Qaranka ayaa xaqiijiyey in la jabsaday xafiiskiisa waxuusa sheegay inuu faahfaahin ka bixin doono oo uu saxaafada la hadli doono.

Dr Nuur oo aan telefoonka kala xiriirnay ayaa sheegay in mashquul badan uu ku jiro balse mida uu xaqiijin karaa ay tahay inu xaqiijiyo jabsiga xafiiskiisa la jabsaday .

HALKAAN KA DHAGEYSO