TOP DHAGEYSO:- Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle oo eedeyn xoogan loo jeediyay

0

Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa waxa ay eedeyn u jeediyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle, waxayna ku eedeeyeen in uu caburin ku haayo xildhibaanada.

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble waxa ay ugu baaqeen in si dhaqsi leh uu ku hor yimaado Baarlamanka Hirshabeelle.

Xildhibaan C/wali Sheekh Cali ayaa ka hadlay qodobada ay isku raaceen xildhibaanada iyo eedeynta ay u jeediyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre Maxamed.

HALKAAN KA DHAGEYSO