DHAGEYSO:- Ciidamada AMISOM oo Gubay 40-guri, Shacabna xasuuqay

0

Ciidamo ka tirsan kuwa Amisom ayaa laxaqiijiyay in ay gubeen ku dhawaad 40-guri oo kutaalay tuulada Quracmadow oo hoostagta dagmada Mahadaay ee gobolka Shabeelada Dhaxe.

Bariise Coosow oo kamid ah dadka tuuladaas ayaa xili uu ku suganaa duleedka deegaanka idaacada Dalsan u xaqiijiyay in ciidamo ka tirsan Amisom ay dab qabadsiiyeen guryo,sidoo kalana ay dileen 4-ruux oo kamid ah dadka tuuladaas.

Dhacda-daan ayaa imaaneesa xili dagaal maalin ka hor ciidanka Amisom uu ku qabsaday deleedka tuulada Quracmadow oo hoostaga dagmada Mahadaay ee gobolka Sh/Dhaxe.

HALKAAN KA DHAGEYSO