DAAWO MUUQAAL:- Musharax Madaxweyne Galmudug oo Arimo Xasaasi ah ka hadlay

0

Musharax u Taagan Xilka Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Cali hilowle Axmed Shariif ayaa Xaflad lagu Soo bandhigayay Musharaxnimadiisa Waxa ka Soo Qayb Galay Xildhibaano ku Jira Baarlmaanka Dowlada Fadaraalka Soomaliya  Gaar ahaan Xildhibaanada Ku Jira Dowlad Gobaleedka galmduug , Odayaal,Salaadiin ,Siyaasiyiin iyo Sidoo kale Xubno ka Mida Baarlmaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug

Hadaba Waxaan idin soo Gudbinayna Qudbadihii ugu Muhiimsana ee laga Jeediyay Xaflada uu isku soo sharaxayay  Axmed Cali hilowle axamed shariif oo ah Musharax u tagan  in uu qabto Jagada Madaxweynaha Galmudug.

HALKAAN KA DAAWO