DAAWO MUUQAAL:- Kulan lagu dhiiri gelinayay nabadda iyo isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay Gaalkacyo

0

Hay,adaha UN-KAa aya Maal galinya Mashruucyo  looga Hadlayo arimo ku saabsan isdhax Galka Labada Dhinac Waxaan Mushruucaasi uu isku keenay siyaasyiinta Labada dhinac ee Gaalkacyo kuwaasi oo munaasabado kala duwan ku qabtay Labada  dhinac

Dhanka Galmudug ee Gaalkacyo aya lagu Qabtay Qado Sharaf lo sameyay siyaasiyinta puntland ee ka yimid waqooyiga  Gaalkacyo waxana kadib dhanka Puntland lagu Qabtay Ciyaarta kubada cagta oo ay ka qayb galeen bulshada labada dhinac.

HALKAAN KA DAAWO