DHAGEYSO WAREYSI:- Maxay Amniga ku soo Kordhin kartaa Hadii Ciidamada Milatariga Muqdisho laga saaro ?

0

Shariif Roobow Falanqeeye amniga ayaa sheegay inay muhiim tahay talaabada loo qaadayo in ciidada Millatariga looga saaro gudaha magaalada ay tahay mid loo baahnaa,islamarkaana wax badan ay ka badali doonto arimaha ciidamada iyo joogista gudaha magaalada.

Shariif Roobow ayaa ku tilmaamay talaabadaasi mid wanaagsan ee ciidanka Millatariga looga saarayo Muqdisho, oo uu xusay in loo baahnaa mar hore.

HALKAAN KA DHAGEYSO