DHAGEYSO:- Maamulka Degmada Xudur oo sheegay in Deegaanada Maamulkaasi ay Dad Fara badan u dhinteen Shuban Biyood

0

Gudoomiyaha Degmada Xudur ee Gobolka Bokool ayaa sheegay in Deegaanada Maamulkaasi ay ka jirto Xaalad Adag isagoona Sheegay in Maalimihii Aynu kasoo Gudubnay ay ku dhinteen Degmada Xudur iyo Deegaanada Hoos Imaada Dad gaaraaya Illa 160ruux Waxaana uu sheegay in dadkaani ay u dhinteen Cudurka Shiban Biyoodka Iyo Gaajo.

Waxaana isbitaalada Degmadaasi La dhigay Dad Qaba Cudurka Shuban Biyoodka Saacadaihii lasoo Dhaafay.

Gobolada Dalka Soomaaliya Ayaa waxaa kajirta Abaar aad udaran Iyadoo ay Jiraan Dad Fara badan oo ay saameysay abaarta oo qaarkood  ugeeriyooday  Gaajo iyo macluul Soo wajaday.

Gobolada Abaarta ay sida ba’an usaameysay ayaa ah Gobollada Baay iyo Bokool oo katirsan Maamulka Koonfurgalabeed Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-