DHAGEYSO:- Dad Colaad iyo Abaar uga soo cararay Koofurta Mudug oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

0

Dad ka badan illaa 200 oo Reer Guuraa ah islamarkaana ka soo Cararay Degaanka Ceel-huur ee Koofurta Gobolka Mudug ayaa soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud.

Dadkaan ayaa waxaa soo dhaweeyay Maamula Ahlusunna ee Gacanta ku haya Magaalada Dhuusamareeb,iyadoo ay ku baaqeen in Gurmad Deg Deg ah loo fidiyo Dadka ay Abaartu haysato.

Dadkaan ayaa ka soo Cararay Abaarta iyo Colaadda ka jirta Koofurta Gobolka Mudug,waxaana ay soo miciin bideen .

Hoos ka Dhageyso Codka:-